|
Magacaabid Gudooyime ku meelgaar ah & Gudigiis |
|
Written by Administrator
|
|
Sunday, 28 December 2008 |
|
Date : 25December 2008 Ref :ESM1001/124/08 Ujeedo :Magacaabid Gudooyime ku meelgaar ah & Gudigiis Kadib markii aan arrinta dhinac kasta ka eegnay oo aan la tashtay dhamaan Ururweynaha Ardayda Soomaaliyeed ee Malaysia ee Ka kooban dhamaan qeybaha Kale duwan ee Soomaalida Ku nool Malaysia, waxaan go'aansanay in aan magacaawno Maamul Ku meelgaar ah oo ka kooban Gudooyime ku meelgaar ah & Gudigiis, Maamulkaan waxuu shaqeeyndoono mudda 6 Bilood ah oo kaliya kadibna waxuu soo diyaarindoonaa Dastuur & Doorashooyin loo dhanyahay si aan mar danbe qalad u dhicin. |
|
Last Updated ( Thursday, 01 January 2009 )
|
|
Read more...
|
|
|
Injineero iyo dhaqaatiir cusub oo ku so biiray Mujtamaca somaliyeed |
|
Written by Administrator
|
|
Saturday, 06 December 2008 |
Mogadishu Friday, 5 December 2008 SMCXaflad qalin jabin dhaqaatiir iyo injineero ka qalin jabisay Jaamacada banadir oo maanta lagu qabtay hotel shaamo ee Magaalada Muqdisho Warqad qoraalkeedu yahay sidaan ayaa laga bilaabay in loo qeybiyo dhamaan ka soo qeyb galayaasha sidaa darted aqristayaasha bogaan waxaan uga bilaabaynaa sidaa oo kale warqadii oo u qoran.  |
|
Read more...
|
|
|
waxaan la yaabnay war war eey qoreen qaar kamid website soomaalida Hadii nahay Ardayda soomaaliyeed |
|
Written by Administrator
|
|
Thursday, 04 December 2008 |
Hadii aan nahay ardayda soomaaliyeed ee wadanka Malaysia, Waxaan aad & aad ula yaabnay warar eey qoreen qaar ka mid ah websites soomaalida, warar kaas oo ku saabsan doorashadii ururka Ardayda soomaaliyeed (SSSM) ee Malaysia & cidda loo doortay gudoomiyaha Cusub?
qaar badan oo ka mid ah websites kasoo jeedo Koonfuta soomaaliya waxeey qoreen in nin la yiraahdo Mohamed Khadar uu ku guuleeystay doorashadda guudoomiyanimadda ururka Ardayda Soomaaliyeed. halka qaar badan oo ka mid ah websites kasoo jeedo goboladda Puntland eey qoreen in ninka la yiraahdo Ahmed Warsame uu ku guuleeystay doorashadda guudoomiyanimadda ururka Ardayda Soomaaliyeed? Haddaba yaa guuleeystay? Yaana laga guuleeystay? |
|
Last Updated ( Tuesday, 09 December 2008 )
|
|
Read more...
|
|
|
Maalinta caalamiga ah ee cudurka AIDS |
|
Written by Administrator
|
|
Tuesday, 02 December 2008 |
Maanta waxay ku beegan tahay 1-da bisha December oo ah maalinta uu adduunku u aqoonsaday maalinta caalamiga ah ee cudurka AIDS-ka.Qaramada Midoobay ayaa waxay ku qiyaaseysaa in soddon milyan oo qof ay qabaan Jeermiska HIV ee sababa cudurka dilaaga ah ee AIDS-ka. |
|
Read more...
|
|
|
Ardayda Somalida Maleysia oo doorasho xiisan badan u socoto |
|
Written by Administrator
|
|
Saturday, 29 November 2008 |
|
"Waxaan codkeyga siinayaa musharaxa hebal iyo hebal, musharaxaas waa u qalmaa in uu naadiga hogaamiyo iyo kaas uma qalmo" waa ereyada ey intabadan ardeyda Somaliyeed ee Malaysia ey isla dhexmarayaan maalmahaan marka ey isugu yimaadan goobaha ey ku kulmaan. Waxaa dhawaan lagu wadaa in jamacadda islaamka Malaysia (IIUM) oo ah jaamacadda ugu badan ey Somalida wax kabartaan kuna taala caasimada Kuala Lumpur, in lagu qabto tartanka doorashada hogaanka Naadiga Ardeyda Somaliyeed ee Malaysia(Somali Students Socaity Malaysia ) ee marka lasoogaabsho loo yaqaan (S S S M).

<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>
|
| Results 1 - 7 of 315 |