Skip to content

SOMALI STUDENT SOCIETY OF MALAYSIA

Newsflash

Dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee wax kabarata Qurbaha ayaa ah kuwa soo wajahda

dhibaatooyin inta ay ku guda jiraan daraasadooda amaba marka ay dhameeyaan ,

inkastoo ay kala daranyihiin haddana dhibaatooyinkan waxey noqdeen mid ay kawada

siman yihiin ha noqoto dhanka jawiga waddamada ay wax ka bartaan amaba

maciishadda oo ah mid aad ugu duwan mida dalkeena hooyo midaasoo sababta in uu

ardayga dareemo culees badan oo soo wajaha daraasadiisa, midaas ayaa waxaa

usii dheer hadallo amaba su’aalo laweydiiya ardayga Soomaaliga ee wax kabarta

Qurbaha midaasoo ah  “Maxaa idinku wacan dagaalka iyo amni darrida joogtada ah

idinkoo misana ah dad isku afa isku midaba isku dhaqana misana isku diin ah? 

 
Default screen resolution  Wide screen resolution  Increase font size  Decrease font size  Default font size 
You are here:    Home
nin soomaaliyeed oo ku geriyooday xabsi ku yaala wadanka Thailand
Written by Administrator   
Wednesday, 15 October 2008

Police wadanka Thailand ayaa xerxeray in kabadan 30 qofood oo soomaaliyaa oo halkaas u joogay hab qaxootinimo ah, nin ka tirsanaa dadkaas la xeray ayaa ku geeriyooday xabsiga dhaxdiis, kadib markii lagu sameeyay jir dil sida eey sheegeen qaar ka mid ah dadkii lala xeray. dowladda Thailand ayaan aqoonsaneeyn sharciga ee bixiyaan UNHCR ee qaxootinimadda, iminka in ka badan 500 oo soomaali ah ayaa thailand u ku joogta habka qaxootinimadda,  laakiin ila lixdameeyo ka mid ah dadkas ayaa ku jira xabsiyadda thailand taasoo eeysan jirin dowladda & cidkale oo u hadasho dadkaas.

 
Arday somaliyeed oo ku geeriyoday Malaysia
Written by Administrator   
Wednesday, 15 October 2008

Roob xoogan oo ka da'ay Magalada wadanka Malaysia ayaa wuxuu maanta ku wax ku geeriyooday Arday Soomaaliyeed, roobab ayaa ka dhashay Daad xoogan taasoo  keentay arday soomaaliyeed ku dhaco meel biyo mareen ah  kadibna markii uu ku ag kufay biya maareenka dhiniica. sidaan eey biyaha ku qaadeen, Ardaygaas ayaa la waaysanaa meel uu jaan iyo cidhib  dhigay mudda ka badan 8 saac. ugu danbeeyntii ciidamada Gurmadka police-ka Malaysia ayaa ka helay  meydkiisa wabi kayara baxsan magaaladda kadibna meydkiisa geeya Kuala lumpur Hospital. ardaygaan  geeriyooday ayaa lagu magacaabijiray Mohamed Hassan.

haddaba jaaliyadda soomaaliyeed ee Malaysia & dhamaan ardayda soomaaliyeed  ee Malaysia waxeey tacsi u diriyaan dhamaan eheladii & qaraabadii uu ka geereiyooday.
 

 

 

Last Updated ( Wednesday, 15 October 2008 )
 
Maxaad kala socotaa xaalka Somalida Maleysia?
Written by Administrator   
Monday, 15 September 2008
Wadanka malaysia waxaa sanadahaan dambe ku soo badanaya soomaali, kuwaas oo intooda badan ka yimaada dalka soomaaliya , kadib markii malaysia ey noqotay dalka kaliya ee passaport somaliyeed visa la'aan lagu gali karo .

Somalida malaysia ku nool waxa ey dalkaan ujoogaan siyaabo ama ujeedooyin kala gadisan, hadaba waa maxay ujeedooyin ka soomaliyda malaysia joogta ? . majirtaa dhibaatooyin ey ka cabanayaa ama ey la kulmaan, mise jirtaa cid usoo dhicisa xaquuqdooda hadii ey wax lakulmaan ? dhamaan jawaabaha su'aalahan waxaan ku xusi doonaa maqaalkaan anaga oo qeeb qeeb uga hadli doona .
Last Updated ( Wednesday, 15 October 2008 )
Read more...
 
Munaasabad loogu mahad-naqayay Surwal Family oo ka dhacday dugsiga Gargaar ee Borama
Written by Administrator   
Monday, 08 September 2008
Boorama Sunday, September 07 2008 SMC 
Munaasabad balaaran ayaa maanta ka dhacday xarunta dusgiga Gargaar ee magaalada Boorama.

Munaasabadaan waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin kala duwan, Wakiilka Surwal Family Mukhtaar Xuseen Meegane, Macalimiin, Maamulka dugsiga Gargaar,
Waalidiin iyo Arday tira badan.
Last Updated ( Monday, 15 September 2008 )
Read more...
 
waxaan idin gudbindoonaa warbixino taxana ah
Written by Administrator   
Thursday, 04 September 2008
Assalamu Allaikum
 Ramadaan wanaagsan
waxaan aqristayaasha jecelnahay inaan idiin idiin soo gudbin doono warbixino kala duwan oo kusoo soomaalida malaysia & guud ahaan wararka kale ee ku saabsan waxbarashadda & sidoo kale wararka  quseeya soomalida dagan wadankaan & wadamadda kale ee diriska la ah.. 

 

 
waa tuma Jaamacadda Camuud?
Written by Administrator   
Monday, 01 September 2008
Jaamacada Camuud waxa ay ku taala magaalada Boorame ee gobolka Awdal ee dalka  Soomaaliya. Jaamacada Camuud waxay ku taala dhinaca woqooyi bari ee magaalada Boorame.
 Taariikh  Markii ay dhaceen dagaaladii sokeeye ee dalka Soomaaliya, waxa buruburay dhamaan machadadii waxbarasho ee xiligaa jiray sidaa daraadeed waxa loo baahday machado waxbarsho oo aad u sareeya, markaa sanadkii 1997 waxa la asaasay Jaamacada Camuud si ay u noqoto il waxbarasho, xiligaa waxa loo magacaabay Jaamcada Camuud gudoomiyaheega Prof. Saleebaan Cabdi Guuleed ilaa imikana haya xilka gudoomiyanimada jaamacada. Jaamacada Camuud waxa lagu tiriyay 3000 machad ee wax barasho ama jaamcadood ee ugu horyeeya caalamka. dhaqaala ahaan Jamaacadda waxeey ku tiirsantahay 70% ku tiirsantahay kaalmadda deeqbixiyaasha (hay'addaha)  & dad soomaali ah oo wax is xilqaamay.
Last Updated ( Monday, 01 September 2008 )
Read more...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>

Results 1 - 7 of 307

Polls

This Joomla! installation was ....
 

Who's Online

We have 3 guests online